21october black-day, Waa maalintii kacaankii lugooyo Hanaqaaday,Waa maalintii Rajada ummada somaliyeed god-dheer lagu riday lana aasay dumuquraadiyadii iyo isdoorashadii Wadanka ka jirtay.
21october 1969kii Wixii kahoreeyey somali waxey ahayd dad sharafleh isjecel oo ul iyo diirkeed ah aduunkana ka tilmaaman Heerka ay ka gaareen kala dambeynta iyo dimuquraadiyada,Laakin 21kii october 1969kii wixii ka dambeeyey waxaa hanaqaaday kalitalisnimo isnaceyb, iscaburin iyo qabyaalad gaartay heerkii ugu sareysay, Waana maalintii la rakibay miinadda somalia ku qaraxday oo ilaa hada qiiqeeedi ladamin la,a yahay.

Comments
Post a Comment