N ASIIBKA AFRICA Ka sheekaynta 5kun oo sano taariikh ah oo ay ku ladhanyihiin Hanti, Damac iyo Dadaal. ° 🎀 ℭ𝔲𝔱𝔲𝔟𝔨𝔞 1𝔞𝔞𝔡 🎀 ° ʀᴏᴏᴍᴀᴀɴᴋᴀ ɪʏᴏ ꜱᴏᴏ ɢᴇʟʟɪᴅɪɪɪ ᴀꜰʀɪᴄᴀ ° 🎀Qᴀʏʙᴛɪɪꜱɪ 1ᴀᴀᴅ 🎀 ° D hamaan Waqooyiga africa ugu danbeyntii waxay galeen gacmaha xukunkii romanka. Kadib, dib u dhigii iyo dhimashaadii boqortooyada carthage ka, waxa ay romanku u sharciyeysteen sidii gobol africa ah oo ka mid ah 146 kii Ciise CSW hortii. Kuwii ku xigay ee is dhiibay waxa ay ahayeen boqortooyadi Berber ee Numidia oo dhanka galbeed ka xigtay xeebta taas oo marki danbe roomanku ay u bixiyeen Africa Nova (Bariga algeria). 10 sano kadib waxa ay la wareegeen mauretania oo hoos tagi jirtay boqortooyada berber kuna taalay galbeedka numidia oo fidsanayd ilaa xeebta. Laga bilaabo masar ilaa morroco dhamaadki qarnigi koobad BCE, Boqortooyadi romanku waxa ay gaadheen 3 kun oo mayl bari ilaa galbeed oo ilaa xeebta ah. Waxa ay gaadheen geeska dhulka f...
Ardaaga Caddaanni