T an iyo burburkii dawladi dhexe ee Jamhuuriyadii la isku odhan jiray Soomaaliya Aafada ugu weyn ee somali badan la soo daristay waa abaaraha soo noqnoqonaya iyo biya la'aanta dadkii reer guurraaga ahaa. Inkastoo 100 kii sanno ee u danbeyay uu geyiga soomaaliyeed ay ragadisay abaar baahsaan iyo roob yaraan ( Mar kale ayaynu si waafi ah u qaada dhigi doonaaye) . Dawlad deeganka soomaalida iyo jubooyinka Ku dhowaad nus milyan xolalay ah ayay soo wajahday biyo yaraan iyo macaluul baahsan xoolihi ayaa darab darab u lee'anaya, haddii aan hadda xaaladda dadkaas wax laga qabana bilaha soo socda ku dhawaad 5 milyan oo Soomaali ah ayaa wejihi doonaa cunno la'aan macaluul iyo biyo la'aan xilli aanu jilaalki weli bilaabmin roob da'ana aan rajo laga qabin. Sidoo kale Somaliland degaana hawdka biyo dhaamis iyo in biyihu gabaabsi yihiin aya laga soo sheegaya, hadii aanay ka hor tag,xal degdeg ah iyo gurmad xukumadu u helinna arin iyo talaba farah...
Ardaaga Caddaanni