Skip to main content

Posts

Showing posts from May, 2018

Qaybtii 3xaad ee sababha an ku diday somali in la kala jaro

QAYBTII 3-XAAD Sababaha haatan anan somaliland inay somali ka godo u donayn ee midnimada ummadda somaliyeed an u taagersanahay qaybti 1aad waxa an kuso qaatay somaliland-ta dhinaca ka raran qaybti 2aadna cadawga umadda somaliyeed ku darsoo qaybta maantana waxa an kusoo qadan doona aftidii dastuurka. Aftidii dastuurka iyo in somaliland ka go,do somaliya inteda kale ee laga qaday shacabka ku nool somaliland sanadki 2001 waxa ay ahayd afti an loo dhamayn sidoo kale wakhtigas waxa dadka loogu hanjabayay qori caaradi iyo in ay qasab haa ugu codeyan dasturka tasina wa sabab kale oo an ku didanahay somaliland in ay hesho aqoonsi Waa in daastuurka dib loo fura oo afti dadweyne la qaada oo loo kala codeya in shacabku doonay0 midnimo somaliyeed ama ay gooni gosad donayaan Marka halkii loo bato ayaynu wada raacin hadii aynu nahay  dadka dega somaliland mid diday aftidas  iyo mid ogoladayba. Waxa an ka hadlaya laga yaaba in anay hada macquul ahayn laakin wa...

Qaybtii 2aad ee sababa anan u donayn in somaliland ka go-ddo somalia

QAYBTII 2AAD Qoomiyada somaliyeed waxa ay leedahay 2 cadaw oo deris la ah waana wadamada kenya iyo ithopia. Ithopia marnaba diyaar uma aha in somali midowdo somaliland na dib ula midowdo somalia inteda kale iyo in ay somaliland aqoonsi calami ah hesho, taa badalkeda waxa ay donaysay in koonfur 10 mdxweyne iyo mamul goboled yelato oo awooda somalida iyo siyasada somalida ay gacanteda ku hagto. somaliland iyo dhaman mamul goboledyada ka jira somalia madaxdoodu waxa ay amarada si dadban uga qatan oo amra dawlada ithopia. An usoo noqdo somaliland 1: Ithopia waxa ay sheegata in ay berbera burco iyo hargaisaba leyihin oo dhulkan hore looga xoogay waxana ay ka fekerayan sidii mustaqbalka dhow ay si dadban gacanta ugu dhigi lahayeen somaliland sababta ay u donayan somaliland na waa baahi ay u qabaan deked ay wax kala soo dagaan mustaqbalka. 2: sirdoonka ithopia waxa uu cidii uu u arko in ay cadawga ithopia tahay ee ku sugan somaliland u awood u leyahay in sirdoonkoodu ku dhex dilaan g...

Sababaha an u didanahay inay somaliland ka go-do somalia

QAYBTII 1aad Sababta 1aad ee an ku diday in somali la kala jar0 oo anay somaliland wadan u noqon karin hadii ay sidan ku sii socoto. Dadka an kaso jeedo ee dega gobalada waqooyi ee loo yaqan somaliland waxa wada dega oo dhul ahaan wada leh 6 qabiil. darafka galbedka somaliland qabilka deggan waxa weeye qabilada Ciise iyo samaroon,bartamaha waxa dega beesha loo yaqan beesha dhexe ama isaaq,darafka bari waxa dega beelaha dhulbahante iyo warsengeli. Qabilka 6aad waa dulmane dhab ah somaliland oo keliyana laguma dulmo balse Djabouti,Dawlad deganka somalida ithopia iyo koonfurta somaliyedba way ku dulmanyihiin waana beelaha loo yaqan dadka laga tirada badanyahay ama gabooye Iska daa in ay ka aradan yihiin wax wada qaybsiga dawladnime waxay ka aradanyihin horumar waxbarasho iyo in la liido. Mar hadii somaliland ay ku midooben oo shirkii awowyashay ay ku iclamiyeen gooni goosadka somaliland ay 6da qabiilba u dhamayeen maxa keenay in beesha dhexe ay u sheegat0 in somaliland ay ...